Maxaad ka taqaan Cunsurigii saaka dadka ku xasuuqay labada Masjid (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay ninkii cunsuriga Caddaanka ahaa ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dadka muslimiinta ah ee ku tukanayey laba masjid oo ku yaalla dalka New Zealand. Booliska ayaa weerarkan u qabtay saddex qof oo ninka dadka laayey u ku jiro, waxaana socda baaritaan xoog leh, iyadoo madaxda caalamka … Continue reading Maxaad ka taqaan Cunsurigii saaka dadka ku xasuuqay labada Masjid (Daawo Sawirro)